Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin - Paperback
Details
by Safiya Mohamed (Author)
Nolosheenu waa ay sii horumareysaa oo sii hagaageysaa markasta oo ay bataan tijaabooyinkeenu, balse kawaran haddii aad soo martay dhowr tijaabo oo adag, aadna u taag la' dahay ka gudbitaankooda? Joornaalkaan waxa uu kuu suurtagalinayaa in aad la socoto noloshaada maalin laha ah, aadna hormariso hab fikirkaaga adiga oo maalinkasta qaadanaya 5 daqiiqo oo aad wax uga qoreyso maalintaada iyo waxyaalaha aad ka mahadnaqeysid in aad heysato. Buugaan waa nuqulka asalka ah ee ay diyaarisay Safiya Farah Mohamed, oo ah dhiirigaliso, horayna u qortay buugaag ay uga hadleyso sirta lagu helo nolol guul iyo farxad leh.
Materials + Care
We prioritize quality in selecting the materials for our items, choosing premium fabrics and finishings that ensure durability, comfort, and timeless appeal.
Shipping + Returns
We strive to process and ship all orders in a timely manner, working diligently to ensure that your items are on their way to you as soon as possible.